bokomslag Ababinta toosa
299:-

Funktionen begränsas av dina webbläsarinställningar (t.ex. privat läge).

Uppskattad leveranstid 2-4 arbetsdagar

Fri frakt för medlemmar vid köp för minst 249:-

  • 142 sidor
  • 2020
Aw Cabdiqani waa qorihii "Haqabtire" oo ah buuggii ugu iibsiga badnaa tobankii sano ee la soo dhaafay. Buuggan uu qoraagu u bixiyey "Ababinta Toosan" wuxuu ku soo bandhigay talooyin ku salaysan xigmad iyo aqoon ina baraysa ababinta ugu wanaagsan ee carruurta. Sida ay ila tahay, waa uu guulaystay qoyskii ku dhaqma casharrada iyo waanada halkan ku jira. Qoysku waa unugga bulshada, haddii uu hagaagana waxaa liibaanay bulshadii oo dhan. Yuusuf X. Cabdullaahi Xasan - Bare iyo qoraa manhajka Afsoomaaliga ee dalka Sweden.

The art of raising children evolves from the primitive obstacles to its best, and this book is defintely one of the milestones in this field. "Ababinta Toosan" is full of guidelines and advices on effective parenting. Aliqeyr Mohammed Nur - Somali writer and linguist.
  • Författare: Cabdiqani Xasan Muxumed
  • Format: Häftad
  • ISBN: 9789187223297
  • Antal sidor: 142
  • Utgivningsdatum: 2020-09-15
  • Förlag: Författares Bokmaskin